Tartanka Koobka Yurub 2012 oo Furmay

Tartanka koobka kubbadda cagta ee Yurub
3:42 min

Waddammada Boolan iyo Ukraa'iina ayuu maanta ka furmi doonaa tartankii hor-yaalka kubbadda cagta Yurub ee sannadka 2012, isagoona socon doona illaa iyo koowda bisha luulyo.

Guul uu xulka kubbadda cagta ee dalkan Iswiidhen ka soo hoyo tartanka is reereebka xulalka kubbadda cagta ee Yurub oo afartii sanaba mar la qabto ayaa wax badan looga fadhiyaa cayaar-yahanka iswiidhishka ee Zlatan Ibrahimovic. Inkasta oo dad badani ey sheegeyaan ama qabaan in kooxda xulka qarankani ay ku hari doonaan qeybta hore ee is reebka.

                                           kenadid.mohamed@sr.se

Fråga

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".