Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Miro Cusub ee dalka laga Helay

La daabacay fredag 8 juni 2012 kl 11.32
Blingonris på Ramsvikslandet. Foto Jenny Berntson Djurvall/Sveriges Radio

Miro hore leh ee aan hore u jirin ayaa laga helay duurka nawaaxiga gobolka Bohuslän. Mirahaasina oo ka farcamay miraha yaryar ee cascas (lingon) iyo kuwa qaarkood buluugga yihiin ee blåbär-ka afkan lagu yiraahdo, kuwaasina oo si dabiiciyan ah u abuurmey oo aaney ka dambeeyn gacan bani'aadam. Iyadoona la soo jeediyey in loogu magac-daro "blingon".

Marie Widén som arbetar beerta baaritaanka miraha ee Lund ayaa ka war-bixisey sida ey suurtagalka u noqotey middaasi:
- Haddii ey mirahaasi meel ku wada yaalaan oo uu xasharaad qur ahi isaga daxal qaaday waa suurtagal amuurtaasi. Waxaan halkaa ka dhasha miro hor leh oo labada miro ee hore sinji ku leg.

Isha:ekot

                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".