Taageerada xisbiga KD oo Dhulka Gashey

Taageerada xisbiga Kristendimoqoraadiga ayaa hoos u dhacday iyadoona iminka ay gaarsiisan tahay oo keliya 2,4% sida ku cad tirakoobkii ugu dambeeyey ee shirkadda Demoskop u sameeysey war-geeyska Expressen.

Waxaa iyaguna sidoo kale ey taageeradoodu hoos u sii dhacayaan xisbiyada ey xisbiga KD xulufada yihiin ee garabka midig, waa xisbiyada.

Taageerada xisbiga KD heerka ay gaarsiisan tahay ayay shirkadda Demskop tirakoobkeeda ku xaqiijisey inuu ka hooseeyso xadka tirada taageereyaasha ee xisbi xubinno ku yeelan karo baarlamanka.

                                            kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista