Caawey: Ukraina vs Sweden. Bilden är ett montage. Foto: Scanpix. Montage: Sveriges Radio

Caawey iyo ciyaaraha: Ukrain vs Sweden

waxay ahayd ciida Ukrain halkii lagu jabeeyey ciidanka Sweden sannadku markuu ahaa 1709. Waagaas oo ay sweden ahayd dowlad quwad ciidan leh. 300 oo sanno ka bacdii ayey Sweden raadinaysaa argudasho.

Ciyaartowga Sweden si ba'an ayey ugu diyaar garoobeen howlshaan adag ee sugaysa. Dabcan ciyaartowguna wax ayey kala socdaan taaareeqda.

Anders Svensson

waxba kalama socdo, taareqda iyo joqaraafiyada waan ku liitaa... Iyo xisabtaba. Iyo dhamaan maadooyinkaa.

Masuulka saxaafadda Hans Hultman.

- Arintaas kuma soo qaadin ciyaartowga markaa warbixin ka siinayey guud ahaan arimaha Ukraina.

Lakiin amaanduule Erik Hamrén waxun buu kala socdaa taareeqda.

- dhagaha ayaa nala ka garaacay, hadaanan qalad xasuusanin.

Haye tareeq cusob baa qori doontiin, soo mahan?

- haa, mid cusob ayaa qori doonaa.

Xogta: Radiosporten

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".