1 av 2
2 av 2
Euroland utanför eurozonen, Montenegro tänker inte överge valutan trots krisen. Foto:Darko Vojinovic/Scanpix.

Taageerada lacagta Euro oo kobacday

Inkastoo ay xaalad cakiran ku sugan tahay lacagta Euro hadana taageraada dadka Sweden ay u hayaan lacagtaas ayaa korartay marka loo barbardhigo lixdii bilood ee la soo dhaafay. Sidaas waxaa muujinaya tirokoob ay shaacisay Xafiiska dhexe ee tirakoobka "SCB".

Hadii maantay cod doorasha loo qaadi in Sweden qaadato lacagta Euro 14% ayaa oran lahaa haa, halka 78% ay maya oran lahaa.

Halka November sannadkii hore ay haa oran lahaayeen 11% keliya ayadoo 80% oran lahaayeen maya.

Sababta ay dadka Sweden aragtidoo lacagta Euro:ga u wanaagsanaatey kuma cada tirokoobkaan.

Xogta: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista