- Jag hade en klar taktik och visste exakt vad jag skulle göra. Men hon bjöd på väldigt bra motstånd och det var en riktigt bra match, säger Frida Wallberg. Foto: Stefan Jerrevång/Scanpix.

Kolka Caqiidadu Hor Istaagto Xiisaha Ciyaaraha ee Dhallaanka

Kolka ey is-diidaan xiisaha ciyaarta iyo caqiidadu
7:11 min

In dhallaanku ka haraan ama iska daayaan ciyaaraha ey xiiseeyaan ayaa yeelan kara sababo kala duwan oo ey ka mid yihiin: Ilmaha oo xiisaha lumiya, dhaqaalaha, caafimaadka iyo wixii la mid ah.
Jakob iyo Matilda oo ah walaalo da'doodu tahay 15 iyo 18 jir ayaa ku qasbanaadey iney ka haraan ciyaarta feerka, middaasina ugu wacneeyd diinta.

Aabbahood oo diinta muslinka qaatey aawadeed: Jakob ayaa middaa ku qanacsan qabana inay ugu wacneeyd inuu ciyaartii feerka ee uu xiiseeyn jiray ka hare, iyada oo aabbihii uu diin kale rumeeyey:

                                                kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".