Zlatan gjorde mål mot Ukraina. Men vad hjälpte det när veteranen Andrej Sjevtjenkon gjorde två för Ukraina. Foto: Scanpix

Ukrain oo xalay Sweden Tuntay

Shalay ayey Sweden ciyaartay ciyaartii ugu horaysay ee koobka kubada cagta ee yurub. Waxayna fooda isdareen dalka ka mid ka ah qaban qaabiyaasha ciyaaraha kobada cagta ee Ukrain. Waxayna guusha 2-1 ku raacday dalka Ukrain. Taageerayaasha Sweden ee sugan Kiev ayey niyad jab weyn ku dhacday.

Andreas Spångberg iyo Fredrik Andersson oo ka tagay magaalda Göteborg ayaa ka mid ah tageerayaasha ku sugan magaalo madaxda dalka Ukrain ee Kiev.

- Arin argagax leh ayey ahayd, hadii ay barbardhac ku dhamaan lahay ciyaar xaq ah ayey ahaaan lahayd, ayuu yeri Andreas Spångberg.

Farxado intee ayey la' ekayd markay Sweden goolka dhalisay?

- Aad bay u weynayd, yaab iyo waxaan la malaysan karin ayey ahayd. Dareen aad u fiican ayey waqti yar lahayd.. Maxaase ka danbeeyey.

Zlatan Ibrahimovic ayaa u dhaliyey goolka Sweden, Ukraina labada gool waxaa u dhaliyey waararyahankii hore ee Milan Andrij Sjevtjenko.

Xogta:Ekot

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".