Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Ganacsade Sweedhish ah oo doonaya in uu maalgashado Soomaali-land

Mikael Torstensson oo ah 42 sanno-jir ganacsade ah oo degan degmada Sävsjö ayaa doonaya in uu ka hirgashado shirkad kaluumaysi ah Somali-land. Torstensson qorshahiisa ganacsi ayaa ah sidii uu gacan tageero u siin lahaa hormarka demokratiyaded ee halkaas ka jirta iyo weliba sidii burcad badeeda loogu badeli lahaa kaluumaysato.

Waxa uu sheegay in uu la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Soomaali-land isla markaasna waxa uu nago marti qaadey ayuu yeri sidee aan uga faa'ideysan la hayn fursadaha ganacsi ee ka jira Soomaali-land iyo in aan ka taageerno hormka iyo shaqo abuuritaanka ayuu yeri.

Xogta: Expressen

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".