Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

ABB Karlskorona oo shaqaale cusob qoranaysa

La daabacay tisdag 12 juni 2012 kl 15.37
Foto: Gaetan Bally/Scanpix.

Shirkada ABB ee ku taala Karlskrona waxay qoranaysaa 300 oo shaqaale sadexda ilaa afarta-sanno ee soo socota.

Shirkada ayaa sameynaysa maalgashi dhan 400 oo malyan oo koron sadexda-sanno ee soo socota, qorshaha ayaa ah in la afar-jibaaro wax soo saarka shirkada inta laga gaarayo 2015.

ABB Karlskrona waxaa maantay ka howl-gala 600 oo shaqaalo ah.

Xogta: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".