Wikileaksgrundaren Julian Assange ska utlämnas till Sverige. Det har brittiska högstadomstolen beslutat i dag. Foto: Kirsty Wigglesworth/Scanpix

Asaasihii Wikleaks Julian Assange oo racfaan qaatay

Asaasihii Wikleaks Julian Assange ayaa racfaan ka qaatay go'aankii maxkamadeed kaas oo ahaa in Sweden loo soo gacan galiyo. Racfaankaan ayuu Assange u gudub saday maxmkamada sare ee Ingriiska.

Waxay ahayd dhamaadkii bishaan maj markuu soo baxay go'aanka maxkamada ee ah in Assenge loo soo gacan geliyo Sweden si maxkmada loogu saaro dacwada loo haysto oo ah in uu gabdho u galmooday ogalaansho la'aan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista