Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Marqaatiyada qarsoon ee maxkamadaha

La daabacay onsdag 13 juni 2012 kl 11.59

Sadex meelood Xeer-ilaaliyaasha ayaa doonaya in marqaatiyado ahaadaan kuwo qarsoon si looga hortago kooxa gala faldanbiyeedyada abaabulan. Sidaas waxaa muujinaya baritaan uu samaayeye tv:ga qaran ee SVT.

Sida uu sheegay Xeer-ilaaliye-sare Jerker asplund kaas oo ka howl-gala magaalada Stockholm, waxaa dhib weyni kataagantahay sidii ruuxyada marqaatigaa loo heli lahaa in ay ku dhacaan hor imaansha maxkamadaha oo ay ka marqaati furaan. Sidoo kale Booliska ayey dhib ku tahay sidii ay u heli lahaayeen ruuxyo marqaatiya oo ku dhaca in ay booliska uga sheekeeyaan waxii dhacay ee ay marqaatiga u ahaayeen, ayuu yeri Jerker Asplund mar uu la hadlayey SVT.

Xeer-ilaaiyaasha 176 oo ka kid ah 504 xeer-illaiye oo ka jabaayey su'aashaan amaba 35% aya raba in maxkamaduho adeegsadaan marqaatiyaal qarsoon.

Lakiin dhanka qareenada ayey ka jirtaa diidmo aad u weyn oo lagu diidayo in maxkamaduho adeegsadaan marqaatiyaal qarsoon.

Xogta: SVT

Warsame Elmi

Warsame.elmi@sverigesradio.se

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".