War degdeg ah oo ku saabsan Saab

Waxay noqotay shirkada samaysa baabuurta korantada ku socda Nevs, National Electric Vehicle Sweden kuwo la wareegaya waxii ka soo haray iyo xaruumahii ay lahayd shirkadii kacday ee baabuurta samayn jirta Saab Automobiles. Sidaas waxaa hada lagu sheegay shir saxaafadeed lagu qabtay Trollhättan. warbixino faah faahsan ee arintaan la xiriira dib ayaan idiin kala socod siin doonaa.

Xogta: sr.se/nyheter

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".