Nin lagu tuhmayo in uu far xumeeyey caruur

Nin 32-sanno jir ah oo ka shaqeenayey xarun laguna xanaaneeyo caruurta oo lagu tuhmayey in uu faro xumeeyey caruur ku sugnayd xanaanada oo ku taal magaalada Malmö ayaa hadana mar labaad la qabtay kadib markii macluumaad dheerad ah oo oo kale, lana xiriirinayo arintaas soo baxeen.

Waxaa ninkaan horay loogu tuhmayey in uu fara cumeeyey afar caruur ah, hadana waxaa soo baxaye in uu jiro cunug kale oo uu faro xumayn u geystay.

Xeer-ilaaliye Ulrika Rogland ayaa wargeyska Sydsvenska u sheegtay in maxkmado falkaa ciiwaan kaga dhigtay kufsi xoog badan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista