Cudurka Kondylom Haweenka uu ku dhaco oo yaraaday

Cudurka layiraahdo kondylom oo ah buro ah kaas oo lagu kala qaado galmada islamarkaan badanaa ku dhaca haweenka ayaa haweenka da'da yar ee uu ku dhaco yaraatay, sidaas waxaa sheegay cilmibaarayaal ka tirsan Karoliska institutet. Haweenka ay da'dooda u dhaxayso 17 ilaa 18 ayuu hoos u dhacay wax kabadan boqolkii 25 procenti.

Cilmibaariyaasha ayaa malaynaya in hoos sabab u tahay haweenka oo laga talaalo Viruska dhaliya kondylom oo layiraahdo HPV

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista