Studentflykt

Arday guureeysa

6:40 min

Aqoonyahano badan oo reer Iswiidhan oo rab ineey dalal kale u shaqo tagaan kadib wax barashada sare.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista