Brand i en buss på Kungsholmen i Stockholm i januari 2012. Foto: Jonas Ekströmer/Scanpix

Ciladaha ka Jira Basaska Dadweynaha

Tayada basaska dalka ka shaqeeya aad ayey u leedataa, tayo xumida ayaa badanaa keenta in qaarkood gubtaan. Sidaas waxaa muujinaya tirokobka meelaha baabuurta lagu tijaabiyo "bilprovningen". Sannadkii hore tobankii todobo basaska ayaa cilado la xiriira dhanka amniga dabka laga helay. In ay basasku gubtaan ayaa iska noqotay wax caadiya.

Basaska gubta ayaa tan 90:kii dalkaan Sweden afar jibaarmay. Boqolkii bas mid ayaa gubta sannad kasta. basaska qaar ayey ku xiran yahay dab demis automatik ah oo biyo ama budo dabka ku damiya.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista