Xaflada Pridefestival oo Beri Stockholm ka furmaysa

Beri waxaa magaaalada Stockholm waxaa ka furmidoona xaflada Pridefestival. Xafladan oo ah xafaladii shanaad oo xiriir ah. Waxaana la filayaa in xafladaan ka soo qayb-galaan ku dhawaad dad dhan 45 000 oo qof, siday qaban-qaabiyaashu sheegeen. Xalfada Pride ayaa ah xaflad sannad le ah oo ay sannad kasta qabanqaabiyaan dadka isku jinsigaa ee isla galmooda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista