Allt fler bärplockare beger sig hem mot Bulgarien. En grupp bärplockare åker under dagen från Örebro län till Stockholm. Foto: Scanpix

Miro gurayaal Bulgaariyiin ah oo caawin weydiistay Cayrdha Örebro

Miro gurayaashii Bulgaariyiinta ahaa oo Jimcihii caawinta ka dalbanayey Örebro oo ay safaarada Bulgariya u balan qaaday bas u soo qaada Stockholm maalintii axada ahayd ayuu baskii qaadi lahaa u gambiyey

Baskii ay safaarado ka balan qaaday ayaan gebi ahaanba imaanin, saas darteed ayey miro gurayaasha ugu tageen booliska.

Safaarada ayaa sheegtay in aysan waxba ka qaban karin hadii baskii ay u soo direen u imaan waayey. Hay'ada bulshada "Socialen" ee magaalada Örebro ayaa maarkii danbe ka bixisay tigidka 20 miro gurayaasha Bulgaariyiintaa.

Xogta: P4 Örebro

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista