Foto: Bertil Ericson/Scanpix.

Haweenay loo diiday in ay isku qorto xaafiiska shaqada

Haweenay guri la'aan ah magaalada Malmö ayaa loo diiday in ay isku qorto arbetsförmedlingen ayada oo taas sabab looga dhigay xaaladeeda nolaleed. Aritaas ayaa waxaa hada si aad ah u dhaleeceeyey Justitiesombudsmanen, JO.

 arbetsförmedlinga Malmö ayaa qirtay in qalad sameeyey marka ay haweynda guri la'aanta u diideen in ay iskuqurto xaafiska shaqada, raali galina ka baxshay arintaas.

Dhamaan dadka xaqa u haysta in ay ka shaqaystaan dalkaan ayaa sidoo kale xaq u leh in ay isku qoraan xaafiiska shaqa ee la yiraahdo Arbetsförmedlingen

Xogta: ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista