Xaruumaha Kvinnojourka oo buux dhaafay

Cadaadis xoog badan ayaa saaran xarumaha lagu caawiyo haweenka la kulma xad gudub jir dileen iyo handadaada. 10 kamid ah 15 xarumood oo at laanta wararka TT la hadashay ayaa sheegay in xarumaha la dejiyo haweenka iyo caruurta caawinta u baahan ay buux dhaafeen. Qaar badan xarumaha ayaa sommarkaan iska diiday in ay qaabilaan haweenka.

- Sommarkaan waxuu ahaa mid murugo leh, ayey tiri Birgitte Nygren oo ka howl-gasha xarunta Kvinnorjouren oo ku taala Borlänge.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista