Baadarigii basaasnimada ku eedeysanaa oo baaderenimadii iskaga tagay

Baaderigii ay Luleå Stift ku eedeysay in uu basaas u ahaan jiray Stasi ayaa iskaga tagay howshii baadernimada. Ninkaan ayaa waygeyska Dagen uga sheekeeyey howlahiisii basaasnimo xiligii 1960 ilaa iyo intii darbigii Barlin la buruburiyey 1989, markaas oo u gudbin jiray dowladdii DDR maclummaadka baaderiyiinta ka howl-gala kaniisadaha Iswedhen.

Xogta: TT/DN

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".