Carin Götblad waxay horay u ahaan jirtay taliyaha ciidanka Stockholm hadana waa isku duwaha guud ee Kvinnofrid. Foto: Leif R Jansson/Scanpix.

Culays oo ku batay xarumaha haweenka cadiban

Cuulayska saaran xaruumaha haweenka cadiban la dejiyo ee Kvinnojourerna la yiraahdo ayaa kordhay xiliga sommarka, ayada oo ay weliba degmooyinka ay hoos u dhigeen dhaqaalihii la siin jiray. Hada isku duwaha guud ee Kvinnofrid Carin Götblad ayaa ka dalbaday degmooyinka in ay si sidaan ka wanaagsan u qorsheeyaan xiliga fasaxa.

- Waan in horay loo sii qorsheeyaa fasaxa sommarka ku xigi doona, waa lagamo maarmaan. Sidoo kale waa in ay degmooyinka la socdaan xaalada Kvinnojourerka sida ay tahay xaalada, kvinnojourerkuna uga waramaan siday xaalado ugu adagtahay, ayey tiri Karin Götblad.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista