Karla trä i Bottnaryd. Foto: Alexandra Svedberg/Sveriges Radio

Qiimo dhaca lacagta euroga oo saameyn ku yeelatay warshadaha alwaaaxa

Qiimaha karonka Sweden oo kor u kacay xiliga xagaaga marka loo barbardhigo lacagta euroga ayaa si adag u saameeyey warshada dhirta. Qaar badan oo kamid ah warshadaha alwaaxda ayaa ku qasbanaan kara dib u habayn ama kacitaan hadii uusan karoonka ka qiimahiisa hoos uga dhicin inta uuu hada jooga lacagt euroga. Sidaas waxaa qoray wargeyska Dagens Industri.

Warshadaha dhirta ayaa qarashaadkooda yahay lacagta karoonka Iswedhen, halka dhaqliga soo galaa yahay lacagta euroga, saas darteed ayey dhibaato weyn ugu tahay shirkadaha, hoos u dhaca ku yemid euroga.

Tusaale asbuucii hore waxaa kacay shirkada alwaaxa ee B

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".