Cayilka ilmaha iyo walaal la'aanta

Caruurta aan walaaha lahayn ayaa boqolkii 50 qatar weyn ugu jira in cayil fuulo marka loo barbar dhigo kuwa leh walaalaha, sidaas waxaa muujinaya daraasad lagu sameeyey 12 700 oo caruur da'deedo u dhaxayso 2-9 sanno jiro sideed wadan oo ku yaala Yurub, sida ay qortay Götebnorg-Posten.

Monica Hunsberger oo ah cilmibarad ka howl-gasha Sahlgrenska akademin ayaa sheegtay in walaalo la'aanta oo dheeraadtaa ay qatar ku tahay in cuniga cayilo.

Baritaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay qayb ka tahay hadba sida ay ilmaha u jimicsadaan, waaledka miisankiisa, dakhligiisa iyo wliba aqoontiisa

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".