Shirkado lagu tuhmayo laaluush bixin

Waaxda la dagaalanka musuq'maasuqa ayaa bilowday dabagal la xiriira tuhun ah in shirkado Iswedhish ah bixiyeen laaluush. Warbxinta laaluushka waxaa waaxda u soo gudbiyey wadan ka tirsan EU, sida uu u sheegay xeer-ilaaliyaha sare Jan Axelssonwargeyska Svenska Dagbaldet. Inkastoo uu diidey in uu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyo lallushka iyo shirkadaha la tuhmayo.

Sida ay werisay wakaalada wararka ee Siren shirkado badan ayaa loo maleynayaa in ay laaluush bixinta ku lug leeyahiin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".