Könssjukdomar

Bakteeriyada Jabtada

Waxaa kor u kac balaran ku yimid dhalin yarada qaaday curuka jabtada. Lixdii bilood ee ugu horeeysay sanadkan ayaa lahelay dhacdooyin gaara haya 599 cudurka jabtada, taas oo kor u qaasaysa boqolkiiba 50 marka labarbar dhigo sanadkii ka horeeyay midkaan .

Jabtada ayuu keenaa bakteeriya oo weerar ku qaada xuub-axaleedka kaadimareenka ragga iyo xuub-axaleedka ilmogalenka dumarka. Bakteerigu wuxuu kalo weerar ku qaada dalqada iyo walammadda.Taaso ah sida ugu fiican oo looga badbaado jabtada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".