shaqo ka fariisin
650 anställda vid Sony Mobile i Lund kommer att sägas upp

Shirkada Sony oo shaqo ka fariisin gaareeysa 650

Shirkada caanka ah ee Sony laanteeda sameeysa telefonada moobalka ee Lund yaa maantey galin kii hore soo saartey warsaxaafadeed ay shaqo ka fariisin ku soo rogtey 650 shaqaale joogto ahaa. Shrikadan ayaa maantey u shaqeeyaan shaqaale joogtaa oo gaara haya 2.400 meesha ay soo kireeystaan 600 oo talo bixiyaalah.

Shaqo ka fariisintaan yaa bilaaben doonta misha maarshe ee sanadka 2014.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".