Fredrik Reinfeldt oo jeedinaya khudbadiisa xagaaga. saworka: Moderaterna

Fredrik Reinfeldt oo jeediyay khudabadiisa xagaaga.

Warbixinta ra'iisal wasaaraha ee miisaaniyada deyrta
4:07 min

Ra'iisalwasaaraha dalka ahna hoggaamiyaha xisbiga Moderat Fredrik Reinfeldt ayaa kaga hadlay khudabdisa xagaaga miisaaniyada dayrta ee fooda inagu soo heysa isaga oo diirada saaray in la dhimo doono cashuurta shirkadaha saamileyda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".