Xukun ku dhacay ninkii ku eedeysanaa maalgelinta isqarxiyahii Stockholm

Nasserdine Menni oo ku eedeysanaa in uu maalgeliyey ninkii isku qarxiyey Stockholm Taimour Abdulwahab, ayaa maantay maxkamadii uu sarnaa ee Glasgow ku xukuntay 7-sanno oo xarig ah, sida laga soo xigtay warbaahinta dalka scotland.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".