Sawirle: Scanpix

Jimcada oo lagu dhawaaqi doono maxkamaddii Mangs

Peter Mangs oo lagu eedeeyey dembiyo ey ka mid yihiin dil iyo isku-day dil, sheegayna in aanu abiil ka qaadan doonin dacwaddii la xiriirtay maxaakiim dacwaddiisa wax ka qaadeysey in aaney dhexdhexaad ka aheyn ay middaasi macnaheedu tahay in xukun lagu ridi doono gelinka hore waa maalinta jimcada ee foodda innagu soo haysa.

Maxkamadda degmada ayaa gar-waaqsatay kuleeylihii ina dhaafay in Peter Mangs uu ka dambeeyay falal ey ka mid ahaayeen laba dil iyo isku day afar dil, iyadoona jimcada foodda innagu soo haysa la filayo in maxkamaddu ku dhawaaqdo xukunkiisa.

Isha:Ekot

                                                            kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".