Sawirle: Maria Flemström/Sveriges Radio.

Isu dheeli tirka dhaqaalaha degmooyinka

Maamulka dalka ayaa mar kale dib u dhigay qorshihii la xiriiray isu-dheeli-tirka dhaqaalaha ee u dhexeeyey degmooyinka dalka. Inkastoo ey qorshahaa ka dambeeyeen toddobada xisbi ee xubnaha ku leg baarlamanka ey haddana dawladdu sheegtay in aannu aheyn qorshe aan dhammeeystiran guud ahaan.

Go'aanka wax ka badalka isu-dheeli-tirka dhaqaalaha degmooyinka ayaa dib loo dhigay wixii ka dambeeya bilowga sannadka foodda innagu soo haya.

Isha:TT

                                                                kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".