Uubato cad. Sawirle: Sakarri / flickr.com/photos/silverfang/3307994126/

Uubato ku dhaqan Idre oo la ogolaaday in la toogto

Uubato wax-yeeleeysay qaar ka mid ah xoolaha lagu dhaqado dalkan ee loo yaqaano (Renar) ee ku sugan nawaaxiga Idre, halkaasina oo ey ku dhaqan yihiin bulsho ka tirsan qoowmiyadda Samer-ka lagu magacaabo ayaa la ogolaadey in xabbad lagu dilo. Go'aankaasina oo uu gaaray maamulka gobolka Dalarna

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".