Christina Hedman och Natalia Ganuzo. Sawirle: Kenadid Mohamed SR international

Af-soomaali: Cilmi baaris laga bilaabi doono jaamicadda Istockholm

Baaritaan badan laguma sameeyn luuqadda soomaaliga
5:36 min

Jaamicadda Istockholm ayey cilmi-baareyaal ka howl-galaa ku guuleeysteen sidii ey muddo saddex sannadood ah baaritaan ugu sameeyn lahaayeen dhallaanka soomaaliyeed ee dhigta dugsiyada xannaanada, hoose/dhexe illaa iyo fasalka shannaad, sidii ey wax uga ogaan lahaayeen habka barashada luuqadda hooyo ee dhallaankaasi, sidoo kale hor-u-marka iyo is-bedelka luuqadda soomaaliga ee dalkan Iswiidhen, sida ay noo sheegtay:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".