Shirkad loo tuhunsanyey khiyaamo dhaqaale

Shakhsiyaad dhan 1800 oo sheer ku leh shirkada 24MAS ayaa dhaqaale gaadhaya nus bilyan ayaa khatar ugu jira in ay gabi dhaqaalahaas lumiyaan. Shakhsiyaadkan sheerka gashaday shirkadan ayaa la filayaa in la khiyaameeyay oo ay ka luntay lacgata ay ku keydsanayeen shirkadaas. Hadda ayaa badhitaan ku socdaa shirkaddan.

Sidaaso ay tahay ayaa loogu hanjabayaa dadka dadka sheerka ku leh shirkadan in ay bixiyaan lacagta joogtada ah haddii kalana ay gabi ahaan lumin doonaan dhaqaalaha ay ku kaydsadeen shirkaas.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".