Foto: Jason DeCrow/Scanpix.
Armenia

Carl Bildt: Xasuuq kama dhicin Armeeniya

Dawladda ayaa gabi ahaan indhaha ka tuurtay heshiiskii baarlamanka dalku hoosta ka xariiqay ee ahaa in loo qirto dadka ka soo jeeda Armenia ee haysta diinta Masiixiga loo qirto in la xasuuqay dagaalkii labaad ee aduunka.

Wasiirka Arrimaha dibada ee dalkan Sweden Carl Bildt, ayaa goor dhawayd u sheegay laanta Ekot ee iddacada Radio Sweden in aanay Sweden qirayn xasuuqaas oo ay ka taagnaan doonaan halkii ay markii hore ka taagnaayeen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".