Fadeexaddii ma waxyeelayn taageeradii xisbiga SD loo qabey

Taageerada xisbiga Sverigedimoqoraadiga ayaanay taageeradiisii hoos u dhicin, sida ku cad baaritaankii ugu dambeeyay oo ay sameeysay shirkadda saadaalinta ee Skop.Tirakoobkii lagu cabiray taageerada xisbiga SD muddadii u dhexeeysay 30 oktoobar illaa iyo 21 noveembar, oo ey socdeen caqabadihii lagu eedeeynayey xisbiga ayuu xisbigu helay taageero gaarsiisan 6,4%, waa kor u kac yar marka loo barbar-dhigo bishii ka horeeysay.

Weli garabka Casaan-cagaarka ayaa ku hogaaminaaya taageero gaarsiisan 3,6%. Qiyaasstii tiro gaarsiisan 1 100 ayaaa ka jawaabey xisbiga eysiyaasadiisa ayidsan yihiin?

                                                                 kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".