Xaafada miljonprogram ee Anderberg. Sawirle: Marcus Eriksson/SR

Farqiga xaafadaha saboolka ah iyo qanigaa

farqiga xaafadaha
7:02 min

Inkastoo maagelin lagu sameeyey xaafadaha khatarta ku jirta si meesha looga saare waxa loogu yeero banaan ka ahaanshaha (utanförskap), hadana waxaa sii kordhaya kala qob qobnaanta iyo farqiga dakhli ee u dhaxeeya xaafadaha saboolka ah iyo kuwa qaniga ah. Balse waxaa jira xaafado qaar lagu guuleystay in wax laga qabto, xaafada Andersberg magaalada Halmstad ayaa kamid ah xaafadaha lagu guuleystey

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".