Sadex ruux oo looqabey baad ay u geysteen dadyow Eritriyaan ah

Sadex ruux oo lagu tuhmayo in ay u geystey iskuday dil iyo baad dadyow Eritriyaan Iswedhish ah ayaa la qabtey.

Sadexdaan ruux ayaa ku eedeysan in ay lacago badan ka dalbadeen qaxooti ka soo caarey Eritriya qaraabadooda ku sugan dalka Iswedhen.

Waxaa jira dacwado noocaan ah oo badan oo dad Eritriyiin Iswedhish ah booliska u gudbiyeen. Ayada oo ay weliba jirto hal marqaati oo arintaas cadeeyey.

Isha: Ekot