Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Fariimaha sms ee lacagaha deeqda ee ay heli jirtay hay'ada Laanqeyrta cas oo yaraaday.

La daabacay torsdag 28 februari 2013 kl 15.10
Photo: Scanpix

Waxaa si weyn hoos ugu dhacay lacagaha yabooha ee dadweynaha siin jireen hay'ada laanqeyrta cas ee hanaanka fariimaha qoraalada telifoonada ee sms-ka ee lagu bixiyo lacagta.

Yaraashaha ama hoos u dhaca lacagahaasi ayaa gaarsisan 92 boqolkiiba bishan aynu ku jirno ee febraayo iyada oo tani ay tahay xadi aad u hooseeya marka loo fiiriyo isla bishan oo kale ee sanadkii hore ee 2012.

Sabab ka dambeysa arrinkan ayaa la leeyahay in ay tahay barnaamijka cusub ee lacag bixinta ee la yiraahdo Mywallet oo soo saareen afarta shirkadood ee weyn xagga isgaarsiinta kaasi oo u muuqda in dadka ay ka gaabinayaan adeegsigiisa.

 TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".