Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Xisbiga M oo ka noqdey nidaam uu rabey in uu ka hirgeliyo hemtjänsten

Warbaxin lagu daabacey wargeyska Dagens Nyheter maalinkii axada ayuu xisbiga Moderatka ku sheegay in uu ka noqdey mooqifkooda ahaa in qasab looga dhigo degmooyinka dalka in shirkadaha gaarka loo leeyahay u daayaan maamulida xaruumaha daryeelka duqooshinka sida hemtjänsten.

Anna Kinberg oo hogaamineysa koox Moderatka arimahaan u qaabilsan ayaa tiri sida tan.

- Waxaa ka fiican in aan arinta degmo degmo ugu howl-galno, waayo degmooyinka way kalo gedisanyahiin, si nidaamka kala doorashada u noqdo sii wanaagsan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".