Qoyska oo labo magac yeelanaya

Lamaanaha is-guursada ayaa mustaqbalka la doonayaan in ay sameystaan labo magac oo qoyska oo dhan yeelanayo waa hadii labada lamaane doonayaan in ay hestaan magacyadooda asalka ah. Sidaas waxaa ku taliyey hindisa la soo ban-dhigi doono, sidey ay ogaatey laanta warka ee ekot.

Dheleeceyn badan ayaa waayadaan denbe loo soo jeedinayey nidaamka maanta jira ee ah in hal mid lamaanayaasha heysan karaan magacooda asalka ah markuu guursado.

Gudiga dowligaa ee magacyada ayaa bisha may sida la filayaa soo ban-dhigi doona hanaan wax looga badalayo arintaas, taas oo ka micno noqon doonta in lamaanayaasha heystaan labo magac oo ay caruurtooda sidoo kale qaaadan doonto.

Isha:ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".