Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Ask oo dhaleeceysey garsoorka dalka

La daabacay måndag 4 mars 2013 kl 13.59
Justitieminister Beatrice Ask.

Wasiirada cadaalada Beatrice Ask ayaan ku qanacsaneyn maxkmadaha dalka oo ay sheegtey in aysan raacin tilmaaha ay dowladda ugu talogashay garsoorka.

Dib u habeyntii ay dowladda ku sameysey ciqaabaha 2010 oo loogu talo galay in lagu adkeeyo cinqaabta faldenbeyeedyada ayaa noqon mid miro dhaley, madaama aysan maxkamadahu raacin tilmaamaha ay dowladda dejsey, ayey wasiirada ku qortey wargeyska Dagens Nyheter bogiisa doodaha.

- Maya, maanta qaabka ay maxkmadahu u racaan tilmaaha ay dowladda dejisey aad bey u hooseeyaan, waxaynu heynaa maclumaad lix bilood dhan oo aan fiirin karno, waxaana arki karnaa macluumadkaas in ay aad u yertahay sida ay maxkmadahu u racaan tilmaamaha ay dowladda dejiso, ayey tiri wasiirada.

Hada xukumada ayaa u saareysa gudi hubiya in cinqaabaha ay la kulmaan dadyowga geysta faldenbiyeedyada culculus in ay noqodaan kuwo adag.

Isha: Dn-debatt/ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".