Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

OECD oo soo jeedisay talooyin la xiriira caafimaad darrada maskaxda

Sawirle: Tore Meek/NTB/Scanpix

Caafimaad-darrada maskaxdu waa dhibaato weyn oo Iswiidhen ka jirta, dad badanna ka hor istaagta in ay shaqo helaan. Sidaas waxaa warbixin ku saabsan caafimaaddarrada maskaxda ee ka jirta Iswiidhen iyo siddeed dal oo kale ku sheegay ururka caalamiga ah ee iskaashiga dhaqaalaha (OECD).

OECD waxay hay'adaha Iswiidhishka kula talineysaa in ay kordhiyaan daryeelka caafimaadka dugsiyada si looga hortago caafimaaddarrada maskaxda, iyagoo ku adkeeyey in hay'aduhu ay ku wanaagsanaadaan caawimaadda ardayda dugsiyada horay uga hara, dhallinyarada aan shaqayn waxna baran iyo shaqo-bixiyayaasha si ay u sii haystaan shaqaalaha qaba dhibaato xagga caafimaad-darrada maskaxda.

Isha/TT

                                                                     

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".