Ganacsiga Internet loo adeegsado oo cirka isku shareeray

Saddexdii bilood ee ugu dambeeyey sannadkii 2012 ayuu ganacsiga loo adeegsado internetka u kordhay si xad-dhaaf ah oo dhan boqolkiiba 17, marka la barbardhigo sannadkii ka horreeyey ee 2011. Taasina waxay noqoneysaa wax-iibintii ugu badnayd.

Gebi ahaan sannadkii 2012 wuxuu ganacsiga Internet loo adeegsado kordhay boqolkiiba 14, marka la barbardhigo sannadkii ka horreyey, iyadoo miisaaniyadda ganacsigu ay kor u dhaaftay 31 bilyan oo karoon. Waxaana miisaaniyaddii sannadkii 2011 ku kordhay 3.6 bilyan oo

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".