Iswitsarland oo u codeeysay iibsashada diyaaradaha Jas

Baarlamaanka dalka Iswitsarland ayaa shalay cod aqlabiyad leh ugu codeeyay iibsiga diyaaradaha dagaalka Iswiidhishka ee loo yaqaan Jas. Codayntaasina oo ku saabsanayd 22 diyaaradaha Jas oo soo iibsashadooda uu muran ka taagnaa. Hase yeeshee codeeyntii xubnaha baarlamanka ee dalkaaasi ayaa dabadeed codeeyn loo qaaday habkii lagu miisaaniyad gelin lahaa ay ku dhammaatay natiijo lama filaan ah, iyo iney ku guuleeysteen xil-dhibaannadii ka soo hor-jeedey iibsiga diyaaradaha Jaz-ka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".