Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Gabar lagu kufsaday xaafadda Tensta

La daabacay onsdag 6 mars 2013 kl 15.23

Tiro wiilal ah ayaa la hayaa iyadoo lagu tuhunsan yahay in ay maalmihii fasaxa ee la soo dhaafay si xun ugu kufsadeen gabar meel ka mid ah xaafadda Tensta ee ka tirsan Stockholm.

Tiro wiilal ah ayaa la hayaa iyadoo lagu tuhunsan yahay in ay maalmihii fasaxa ee la soo dhaafay si xun ugu kufsadeen gabar meel ka mid ah xaafadda Tensta ee ka tirsan Stockholm.

Waxaa qalabka warbaahinta kala duwan lagu baahiyey in dhammaan wiilashaas da’doodu ay ka hooseyso 18 sano. Waxaa wargeyska wxpressen.se laga soo xigtay in tirada wiilasha la tuhunsan yahay ay tahay ilaa siddeed wiil. Laakiin boliisku waa uu ka gaabsaday in uu wararkaas xaqiijiyo, inkastoo uu sheegay in kufsigu ka dhacay gudaha guri ku yaal Tensta maalmihii fasaxa ee la soo dhaafay.

Isha/ TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".