Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Soo-galootiga Suuriga oo hela xeer deggenaansho ku meel gaar ah

La daabacay torsdag 7 mars 2013 kl 08.42
Sawirle: Christer Suneson

Tirada qaxootiga dalkan socdaalka ku imaneya ee ka soo baqooleya dalka Suuriya ayaa aad kor ugu sii kaceya, iyadoona tiro kor u gaareysa 7% ee soo-galootigaa ahina helaan xeer deggenaansho oo ku meel-gaar ah, middaasi waxay macnaheedu tahay in aaney dadyoowgaasi xaq u laheyn iney qooysaskooda dalkan kula midoobaan.

Halka uu xisbiga Dooggu ku talo jiro sidii middaa wax looga bedeli lahaa, isla-markaana loogu sahli lahaa iney dadyoowgaasi la dalkan kula midoobaan reerahooda. Wasiirka socdaalka Tobias Billström ayaa fikirkaa cirka u laalay sheegayna in tallaabo noocaasi ah ee la qaadaa noqon lahayd mid aan naxariis-darro ah.

                                                                kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".