Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Amiir Philip oo Afgaanistaan ku sugan. Sawirle: Richard Kjaergaard/Försvarsmakten

Af-celiyeyaasha ciidammada iswiidhen kaga sugan Afgaanistaan

Maamulka ciidammada qalabka sida ee dalka Iswiidhen ayaa sheegay inuu ka welwel-san yahay in af-celiyeyaasha ciidammada dalkan kaga sugan Afgaanistaan ku suganaan doonaan halis, kolka ciidanka iswiidhishka laga soo raro carrigaa, iyadoona looga cabsi qabo iney Talibaanku wax-yeello u geeystaan iyaga oo ka aar-gudanaya.

Badankood ayey 30-ka af-celiye cabsi ka muujiyeen ammaankooda dabadeed kolka ey milateriga dalkan kaga sugan Afgaanistaan ka soo urursadaan qalabkooda sannadka foodda innagu soo haya ee 2014.

                                                               kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".