Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Ha la mamnuuco isticmaalka taleefanka gacanta kolka baabuurta la wado

Publicerat torsdag 7 mars 2013 kl 17.43
Sawirle: Pontus Lundahl / Scanpix

Xisbiyada mucaaradku waxay soo jeediyeen maanta in ay habboon tahay in Iswiidhen laga mamnuuco diridda sms iyo ku hadalka taleefanka gacanta kolka baabuur la wado.
Su’aashaan oo horay dooday ayaa hadda xisbiga Socialdemokraterna iyo xisbiyada kale oo mucaaradka ka dalbayaan dowladda in ay dib u eegto su’aashaan ku saabsan ahmiyadda uu taleefanka gacantu u leeyahay ammaanka waddooyinka. Waxyaalaha uu mucaaradku dalbayo waxaa ka mid ah in la isticmaalo makafoonka taleefanka gacanta marka baabuurka la wadayo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".