Sawirle: Håkon Mosvold Larsen/Scanpix.

Wargeeyska DN oo dhimaya 80 ka mid ah howl wadeennadiisa

War-geeyska maalinlaha ee Dagens Nyheter ayaa lagu dhaqaaqay inuu dhinayo shan daloolow meel shaqaalihiisa, middaasina oo u dhiganta 80 howl-wadeen, sida uu qoray war-geeyska Journalisten. Tallaabadan ayey ugu wacan tahay iyada oo uu yaraaday dhaqaalihii ka soo geli jiray xayeeysiinta.

Madaxa laanta shaqaalaha ee war-geeyska DN Henrik Fontin ayaa u sheegay mar uu wareeysi siiyay suxufiyiin ka howl-gasha war-geeyska in dhammaan shaqaalaha lagu casumey shaddii xal middaa loo heli karo. 50 ka mid ah kuraasta uu war-geeysku dhimeyo ayaa la sheegayaa in laga dhimi doono laamaha kala duwan.

                                                          kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".